The nasiib122's Podcast

New podcast weblog

Listen on:

  • Podbean App

Episodes

Wednesday Jul 15, 2020

wararkii ugu dambeeyey ee soomaaliya iyo caalamka 

Tuesday Jul 14, 2020

Warar laga helayo ilo ku dhow xafiiska ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxay sheegayaan in la filayo maanta in uu u dhoofo magaalada Dhuusamareeb ra’iisul wasaaraha, isagoo aqbalay casuumaaddii ay u sameeyeen madaxda maamul Goboleedyada dalka, isaga iyo madaxweyne Farmaajo sida wararka somalinews podcaster halkaas ka helayso..
Ali Hassan Somalinewspodcaster dhuusamareeb

Copyright 2026 All Rights Reserved

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125